For years, I studied a course didn’t like just to please my parents

“For years, I studied a course didn’t like just to please my parents. I recently had the courage to change it to a subject I always enjoyed since I was a mere young child and one of my life-long dreams which is Zoology.”
“I don’t think I have ever heard of any Somali doing Zoology”
“Me neither”
“My advice?, do something that you are happy with”

(London, United Kingdom)

“Sanaddo badan bey igu qaadatay in aan barto maaddo aanan ka helin shaqsiyan laakiin si aan u qanciyo waalidkey awgeed u bartay. Nasiib wanaag dhawaan baan goaan geesinimo ah qaatay waxaan u bedeshay maaddo aan aad u jeclahay oo ah barashada Cilmiga Xayawaanka.”
“Uma maleenayo inaan maqlay shaqsi Soomaaliyeed oo barta cilmiga Barashada Xayawaanka intii ogaalkay ah.”
“Aniga iyo adiga.”
“Taladayda guud waa: samee wax farxad ku geliya.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons