From a young age, whenever my Mum used to make me sleep

“From a young age, whenever my Mum used to make me sleep, she would turn on a radio programme called KISS 100 hosted by Caroline Mutoko. One time, thinking I was asleep, she would turn off the radio, but then I would cry at the top of my voice. Then she would come asking where I’m hurt and look at me. When she turned the radio back on, I became quiet. She noticed the change in me. Then she finally came to know I’ll be a singer one day. In school, in class 6, I loved singing very much that my music teacher told me I should participate in a music festival. I signed up with a singing group with me as the lead singer and we won. I found my talent.  My role model is Whitney Houston, I love her songs because it mentions God, like the one which says ‘I look to you’ and another one is ‘When you believe’. The sad thing is that singing took most of my time. Being in the music industry for 2 months, I had to forgo my leisure time, like hanging out with my friends and reading novels. I miss it.”

(Nairobi, Kenya)

“Marka laga soo bilaabo wakhtigii aan ilmaha yar aha, marka hooyaday rabto in aan seexdo, waxay daari jjirtay barnaamij idaacada ka baxa la yiraahdo ‘KISS 100’ waxaana daadihin jirtay haweenay la yiraahdo Kaaroliin Mutoko. Maalin baa jirtay , la moodayey in aan seexday, maadama la moodayey in aan seexday idaacadii oo baxaysay la damiyey, kadibna si xoog ah baan u ooyey, isla markiiba hooyo i timid eegtay in wax igu dhaceen iyo in kale, markii ay idaacadii dib daartay waan joojiyey oohintii. Maalintaas hooyo waxay dareentay in aan noqonayo heesaa. Markii aan iskuulka ku jiray, fasalka 6aad ,waxaan aad u jeclaa heesaanimada, markaas waxaa I yimid macalinkayga maadada muusiga igu yiri waa in aad ka qaybqadato Barnaamijk muusiga ah. Si aan taas u gaaro waxaan go’aasaday in aan ka qayb galo, aniga iyo koox kale si wadajir ah isu duwaangelinay aniguna waan hogaaminayey sidaasna waxaanu ku gaarnay guul in aany ka keeno tartankii. Kadib sidaasa ugu ogaaday hibadayda heesanimo, waxaan aad u jeclaa fanaanadii la oran jiray Whitney Houston, waan jeclaa heesaheeda oo dhan sida heesta tidhaahda ‘Adigaan ku eega’ mid kale ay tiraahdo ‘Marka aad rumaysato’ laakiin midda igu dhib badan waa in wakhtigayga intiisa badan iga qadato xirfada heesaanimada, in aad laba bilood ku dhexjirto barnaamij music ah ma hawlyara, waxaan u xiisay wakhtigi wacnaa la qaadan jiray saaxiibaday marna aan ku akrhisan jiray bugaagta sheekooyinka ah.”

(Nairobi, Kenya)

Show Buttons
Hide Buttons