Germany is a country of immigration but it wasn’t always like that

“Germany is a country of immigration but it wasn’t always like that. We received a cold reception when we arrived in 1989. A random racist guy attacked my frail grandmother who was waiting for a bus at a bus stop. He slapped her and started shouting to leave Germany. Thankfully, some supportive bystanders intervened, who felt disgusted at the blazing assault. But unfortunately, it didn’t end there. We were neighbours with a Turkish family and for months we use to be terrorised with letters to leave the country. We ignored it, thinking it will eventually die out but instead they visited us at nights and threw rocks and bricks at our windows. For up to 6 months, the police patrolled our area and it died down in the end.  I think in a way, our patience worked out in the end. I remember when I went back home for the first time and touched down in Berbera after a couple decades with my grandmother, it was an amazing experience. For me, it was out of curiosity but what really made me happy is watching my grandmother, her face radiating with happiness, to once again see the place she once called her home. I have never seen her so happy before. That home-coming suddenly wiped away the stuff she went through, a bad experience left to be forgotten.”

(Cologne, Germany)

“Marka aad waddankaaga kasoo qaxdo waxaad la kulmaysa dhibaatooyin kala duwan. Waddanka Jarmalka waa waddan hadda loo yaqaano mid so dhaweeya qaxootiga. Anagu markaanu Jarmalka nimid sanadkii 1989, wuu ka duwana Jarmalka maanta jira. Waxaanu la kulanay soo dhaweeyn kooban iyo waxyaabo aad u adkaa berigaas. Tusaale yar, waxaa dhacday mar in ayeeyaday oo bas ku sugaysay goobaha laga raaco basaska, in nin cunsuri ahi weeraray markiiba wuxuu ku bilaabay dharbaaxo isagoo ku qaylinaya ka tag wadankayga ku noqo wadankaagi. Alxamdullilah, dad goobta joogayba markiiba u soo gurmaday, ninkiina ka celiyey. Nasiib-darro, sheekadi meeshaas kuma dhamaan. Waxaa jiray anaga iyo qoys aanu jaar ahayn oo Turki aha dhibaato naso wajahdo, Koox baa jirtay muddo dhawr bilood ah waaraaqo hanjabaad noo so diri jiray. Waxaan is lahayn iska dhaafa, wey iska dhamaane. Laakin waxay isu badashay in ay habeenkasta dhagxaan ku garacaan daaqadaha guryaha aanu deganayn isla markaana waxyeelo u gaystaan, taasi waxay keentay in muddo 6 bilood ah boolisku na ilaalinayey ilaa aakhirkii ay joojiyeen weerarka argagixisada ahaa. Wakhti dheer ka dib waxaanu go’aansanay in aanu dib ugu noqono wadankii hooyo , markii aan ka so degnay garoonka Berbera, oo runti ahayd markii ugu horeeysay ayeeyday so aragto dalkii sidii aanu uga soo qaxnay. Aniga caadi bey ila ahayd laakin ayeeyday markaan u fiirsaday dareenkeeda, farxadda ka muuqatay wax laga sheekeen karo ma aha. Weligey ayadaa sidaas u faraxsan ma arkin. In ay dib ugu labato dhulkeedii hooyo iyo dhulkii ay ku barbaartay, waxay tirtirtay dhibaatadii ay la kulantay markii Jarmalka joogtay.”

(Kologne, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons