I always feel like a wandering foreigner/nomad, no matter where I am

“I always feel like a wandering foreigner/nomad, no matter where I am. In the UK, I am treated like a foreigner, in Somalia, I am regarded as a Briton. I can’t seem to connect.Partly, I believe it’s because my life has been fast tracked and the fact that I never stayed in one place for an extended period of time. I feel like I skipped the time where I could relax and have fun like people my age. People go to university at the age of 18. I went to university at the age of 16 and graduated at the age of 19. My peers are still in university and it makes it hard for them to connect with me which is why I don’t have many friends from that age group.”
“So when will that wandering foreigner/nomad phase end?”
“People ask me that all the time but I don’t know. I’m doing nothing at the moment which is my way of catching up and I’m enjoying it!”

(London, United Kingdom)

“Waxaan mar walba dareema inaan ahay shaqsi shisheeye ah, meel kasto aan tago. Waddanka UK, waxaa la ila dhaqma sidii qof ajnabi ah, markaan waddanka hooyo jooga, waxay ii arkaan qof Ingiriis ah. Dadka kuma xirni. Waxaan aaminsanahay waxa u sabab ah inee tahay anigoo hal meel mudo dheer aanan joogin. Teeda kale, waxaan dareemay inaan so marin waxyaabo badan oo caadi u tahay asaakayga. Tusaale,  waxaa caado ah in Jaamacadda gashid markee da’daadu ee tahay 18-jir. Anigu waxaan jaamacadda galay markii da’daydu ahayd 16-jir, waxaana ka qalin jabiyey anigoo 19-jir ah. Dadkii aanu isku da’ada ahayn weli jaamacad bey ku jiraan, taasi waxay keentay inaanan ku xirnaanin ama la dhaqmo, waana sababta keentay in aanan lahayn saaxiibo badan ila da’a ah.”
“Goormaad u malaynaya in aad ka gudbi karto in lagu arko qof shisheeye ah ama reer guurinimada?”
“Runti, dad badanba baa ii weydiyey, laakin jawaab uma hayo hadda. Iminka waxba ma qabto, waqtigii nasashada oo iga luntay baan hadda ku jira, waana ku riyaaqayaa.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons