I am a poetry slammer and have recited my poetry all over Germany

“I am a poetry slammer and have recited my poetry all over Germany; from Berlin to Frankfurt to Munich. The themes I focus on are Social Injustice and Racism.”
“How did you passion for poetry start?”
“My passion for poetry started when I was 14; I wanted to be a singer initially, but in order to become a singer you have to write your own lyrics. It was then that I discovered the beauty of poetry and switched to writing poems in English. I fell in love with it. I was immediately featured in my school paper.”

(Frankfurt, Germany)

“Waxaan ahay gabyaa, gabayo badan oo aan tiriyey baan ka jeediyey magaalooyinka waaweyn ee Jarmalka sida Berlin, Frankfurt ilaa Munich. Waxaan diirada saara madwuucyada ka hadla Cadaallada iyo Midab Takoorka.”
“Sidee ku jeclaatay gabayada?”
“Markey da’dayda ahayd 14-jir baan jeclaaday in aan gabyo. Markii hore waxaan rabay inaan noqdo heesaa, anigoo miraha heesaha rabo inaan qoro ayaan ogaaday quruxda gabayadu leeyihiin kadib waxaan bilaabay in aan qoro gabayo Luuqata Ingiriisida ku qoran. Durba waan ka helay. Wargeys kasoo baxa iskuulkayga isla markiiba wuxuu so geliyey qaybo kamida gabayo aan qoray.”

(Frankfurt, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons