I am currently studying Biology which I don’t like much

“I am currently studying Biology which I don’t like much. I love Economics.”
“Why not switch your subject?”
“I am still trying to convince my mother”

(London, United Kingdom)

“Waxaan hadda bartaa maaddada Baayoloji oo aanan jecleyn. Waxaan aad u jeclahay maadadda Dhaqaalaha.”
“Oo maxaa u beddeli weydey?”
“ Hooyaday weli ka dhaadhicinaya”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons