I dropped out from university and was working for 8 years nonstop at different places

“I dropped out from university and was working for 8 years nonstop at different places. After you leave a job, you realise you haven’t got anything so I stopped working odd jobs and went back to full time education as a mature student.”

(London, United Kingdom)

“Waxaa ka tagay Jaamacadii. In ka badan 8 sano ka shaqeeneyey goobo kala duwan. Markastoon shaqo ka tago, waxaa igu so dhacda dareen ka turjumaya in aanan haysan xirfado aan ku shaqeysto. Marka shaqooyinka kala duwanaa aan ka shaqeenayey waan ka haray, Jaamacadiiba ku noqoday.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons