I have been a caretaker at the building behind me for decades

“I have been a caretaker at the building behind me for decades and I have got to know the Somali families very well as they were the very first residents to approach me and get to know me. They are very open people.”

(London, United Kingdom)

“In ka badan 20 sano baan masuul ka ahay dhismaha iga dambeeya. Qoysaska Soomaaliyeed ku nool si wacan baan u bartay madaame ee ahaayeen dadka ugu horeeyey ii yimaada sii ee ii bartaan oo ila sheekeystaan. Waana dad fur furan.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons