I love her laid-back personality

“Being a strong family, what qualities do you appreciate for each other?”
“I love her laid-back personality, she never holds grudges against me and on top of that, she is a super woman…and in reality raises both a grown ass man and our daughter.”
“He is an amazing father and is good to our daughter and I even though he works long hours, he still fulfills his responsibilities.”

(London, United Kingdom)

“Madaame aad tihiin qoys isku kalsoon, ma noo tilmaami kartaan sifooyinka u ku dhisanyahay jacaylkiina.”
“Waxay leedahay dabeecad qaboob oo degan. Qof xanaaq baddan ma aha, waxna kuma haysato caloosheeda. Waa xaas aan ku faano, runti labo qof bey barbaarisa oo ka warqabta, waana aniga iyo inantayda.”
“Waa aabo wanaagsan oo aad u wacan inantayada inkastoo u saacado badan shaqeeyo, hadana xilkiisa wuu guuta.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons