I was a student of Ahmed Ali Egal and they call me Abdirashid Raheye

“I was a student of Ahmed Ali Egal and they call me Abdirashid Raheye. Let me tell you something about Somali music. There’s a huge difference between the Somali music back then and today’s Somali music. Today’s Somali music’s about who can sing. Everyone can sing, you can sing, I can sing, everybody can sing. But the old Somali music was a work of art. They had the full setup consisting of dozens of people: the instrumentalists, the composers, the poets, the singers. Nowadays, the whole setup has been replaced by 1 individual, who performs everything with a touch of a computerised button. It’s an illness that befell upon Somali music. Somali music back then was highly admired in Africa; many Africans use to be in a state of euphoria when the Somali Waaberi group use to perform in their country. I remember Sudan, you couldn’t imagine their excitement. However, in spite of this, the Somali music still has traces of good activity and that is thanks to the number of new Somali musicians. They injected some life into it. And the fact that we have internet now helps a great deal for back then you had to wait for a play or listen on the radio.”

(Bonn, Germany)

“Waxaan ka mid ahaa ardaydii Axmed Cali Cigaal. Magacaygu waa Cabdirashiid raaxeeye. Aan ka waramo fanka Soomaaliyeed. Fankii hore iyo fanka maanta jira wax isku dhow ma aha. Maanta fanka wuxuu noqday, yaa heesi kara. Qof walba wuu heesi kara, hala kala cod fiicnaado. Fankii hore instrumento lahaa, koox bey ahaayeen, nin baa wax buu soo saarayey. Hada waxay noqotay kaligii-fanaan. Jirradaas ku dhacdey. Fankeena qiimaha u lahaa, wax ku gaari kara Afrika ma jirto. Suudaan waaga tagi jirnay [Fanaanintii Waaberi], Afrika idil madaxa qabsan jireen. Inkastoo fankii Soomaaliyeed dhabarka ka jabay, weli wuu dhaqdhaqaaq badanyahay. Fanaanin yaryar baa so baxay oo ordaya oo yaacaya, kuwaas kiciyey. Awalba riwaayad baa la sugi jiray ama radio laga dhageysan jiray, haddana internet baa so baxay, meelkasta laga heli kara. Laakin weli waxaan qaba in fankii Soomaaliyeed qiimahii ku joogay dib loo so
celin karo.”

(Bonn, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons