I was afflicted with polio at a very young age and until I reached the age of 12, my mother used to carry me on her back

“I was afflicted with polio at a very young age and until I reached the age of 12, my mother used to carry me on her back. She was so amazing because other people would tire easily once they tried carrying me but not my mother. She used to do with such ease and grace. It didn’t matter how far the medical facilities were, she did it anyway. In the end, a bunch of kids — including me — who had polio were transported to Switzerland where they tried to make us better. My mother couldn’t go with me and one day I became insanely envious when I saw parents visiting some of the kids at our ward. I cried so much that day. The plan was for me to stay for several years in Geneva but I asked the Somali Health Ministry to return me back to Mogadishu so I could be with my dear mother. Upon returning to Mogadishu, I instantly hugged my mother. I decided to start high school even though my legs were troubling me. After many years, I started feeling pain in my legs and wanted to go abroad for treatment. The then Somali government gave me a travel grant but just when I was about to apply for a visa to Germany, the civil war happened and it was impossible to get out of the country. In hindsight, I don’t regret not finishing my treatment back when I had the chance. The love I had for my mother and to be at her side for even a single moment is priceless to me. “

(Hargeisa)

“Wakhtigii aan ilmaha yar ahaa waxa igu dhacay xanuunka dabaysha, ilaa aan ka gaarayey da’ada 12-jir hooyaday waxay igu qaadi jirtay dhabarkeeda markastana way i xanbaari jirtay. Hooyaday waxay ahayd hooyo aad u wanaagsan, dadka kale markiiba waa daali jireen xooga markay i qaadan laakiin hooyaday marna kama daali jirin in ay I qaado ila aan gaaro goobaha caafimaadka meelkasta ay ku yalaanba. Ugu danbayntii caruur aan ku jiro waxaa loo qaaday dalka Iswiisarlaan si ay u helaan daawayn, laakiin hooyaday fursad umay helin ay igu soo raacdo aniga. Qorshaha oo ahaa in aanu joogno dalka Iswiisarlaan muddo sannado ah, muddo markii aan jooogay waxaa dhacday in maalin maalaha ka mid ah aan arko waalid soo booqonaya caruurtooda kadib maalintii oo dhan waa ooyey, markii danbe waxaan ka codsaday wasaarada caafimaadka Soomaaliya in ay igu celiso Xamar si aan ula noolaado hooyaday. Markii aan soo gaaray Xamar, hooyaday waan ku farxay arageeda, muddo kadib waxaan go’aansaday in aan bilaabo dugsi sarre inkastoo aan dhib ku qabay socodka. Sannado badan kadib waxaan dareemay xanuun dhanka lugaha iga qabtay, si aan u helo dhakhtar waxaan go’aan ku gaaray in aan aado qurbaha gaar ahaan dalka Jarmalka. Dawladii wakhtigaa jirtay waxay I siisay waraaqaha socdaalka laakiin markii aan go’aansaday in aan dalbado fiisaha dal ku galka wadanka Jarmalka waxaa bilowday dagaaladii sokeeye, macquulna way noqonwayday in aan dalka ka bixi karo. Runtii maan qoomamayn marna fursadii aan haystay markii aan helay dhakhtarka I dawaynayey, sababtoo ah jacaylka hooyaday iyo in aan la joogo marna ma helayn wax lamid ah.”

(Hargaysa)

Show Buttons
Hide Buttons