I was born in Germany and all I know is Germany

“I was born in Germany and all I know is Germany. But at the same time, I would love to connect with my Somali people. The problem is, here in Germany their numbers are not that great. Everyone goes about with his/her business and we seldom interact. There is no sense of community here.“

(Bonn, Germany)

“Waxaan ku dhashay Jarmaalka, wax aanan Jarmal ahayn ma aqaan. Waxaan jeclaan lahaa inaan dadkayga Soomaaliyeed xiriir la sameeyo. Laakin dhibaatada jirta halkan waxa weeye, tiro ahaan kuma badnin waddankan. Teeda kale, dadka waxna iskuma darsadaan. Qofkasta wixii isaga dan u ahaa buu wata, dan shaqsi kali baa laga fekera. Xiriir u dhaxeeyo Soomaalida meeshan ma jiro. Jaaliyad isku xiri lahayd baa ka maqan.”

(Bonn, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons