I was the only black and Muslim student in my high school class and my ability was already predetermined by my teacher

“I was the only black and Muslim student in my high school class and my ability was already predetermined by my teacher. He used to tell me, it’s better for you to learn basic work skills in order to find a job, forget about going to university. I was the oldest in my family and I was determined to prove them wrong and show my siblings that anything is possible. That my skin colour or that I’m Muslim doesn’t decide my future and my ability to reach high. They made it hard for me but I worked harder. I eventually went to university, graduated and have a career. I recently went back to my 10-year high school reunion and they automatically thought I left education, was already married with a bunch of kids. When I told them that I finished university, have a career and a business, they were simply gobsmacked. I thrived against all odds, against a system and a mind-set that doesn’t want you to succeed.”

(Cologne, Germany)

“Waxaan ahaa ardayada keliya ee Madow iyo Muslim markaan dugsiga sare kujiray . Awoodayda iyo mustaqbalkayga anigoon wali  dooran baa macalinkaygi igu yiri, waxaa ku wacan in aad barato xirfado asaasi ah si aad shaqo uun u hesho mustaqbalka. Iska ilow Jamaacadda, weliga Jaamacad ma galaysid. Madaama aan ahaa curadda qoyskayga, waxaan go’aansaday inaan tuso walaalahayga iga yar yar in wax walba suurtogal yihiin hadaad dadaashid. Waxaan diiday hadafkayga ama mustaqbalkaygu in ku xirnaado midabkayga ama diintayda. Runti, wey igu adkeeyeen inaan waxbarasho heer sare gaaro, laakinse si aad ah baan u dadaalay. Alxamdullilah, ugu dambeyn Jaamacadda waan galay, waanna ka qalin jabiyey. Mustaqbal wacan baan gaaray, haddana waan shaqeeya. Dhawaan waxaan tagay dugsigaygi sare si aan uga qeyb galo kulan 10-kii sano mar loo qabto ardaydii hore uga tirsanaanjirtay dugsiga, si ay isu arkaan, u kala warqaatan. Waxay ii malayeen intii aanan iman kulanka, inaan iska guursaday, waxbarashadii ka haray, caruur badan aan dhalay. Markaan u sheegay inaan Jaamacad dhameeyey, shaqo wacan ka shaqeeyo, ganacsina samaystay, way naxeen. Hore loo yiri, dadaala wuu gaara hamigiisa. Waxaan la dagaalamay nidaam igu diidanaa midabkayga iyo diintayda awgeed. Waana ku guuleystay hadafkaygi Alxamdullilah.”

(Kologne, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons