I’m against changing your skin colour for whatever reasons

“I’m against changing your skin colour for whatever reasons. I believe God created us in many different colours, and we should be content with that. I see many girls and women using these skin-bleaching products, thinking that the fairer you are, the more beautiful you will be perceived as. The social media platforms are promoting these filters that make you lighter or darker. Somalis are black Africans, and we should be proud of that. I’ve created a campaign to raise awareness about this issue, and I’ve received conflicting responses from those that support bleaching and those against it. But that didn’t deter me from raising awareness. If you are born white, brown, black or whatever, be happy with it. It means that you are perfect in your own way and for you to change it implies that there is something wrong with you. Be who you are.”

(Galkayo)

“Si kasto ku timaado anigu waxaan kasoo horjeeda is cadaynta. Waxaan aaminsanahay in ilaahay bani’aadanka u abuuray middabo kala duwan waana in aynu taas aaminsanaana. Waxaan arkaa hablo yaryar iyo dumar waawayn oo isticmaalaya daawooyinka la isku cadeeyo iyagoo rumaysan in ay noqonayaan kuwo quruxbadan marka ay isticmalaan daawada. Dhanka kale Barraha internetka ee bulshadu ku wada xiriiro ayaa qayb wayn ka qaata dhiirigelinta is cadaynta maadama ay leeyihiin apps loo yaqaano filtarka kaas oo sawirka qofka ka dhigaya hadba midab sida mid cadaan u eg ama madow ku jiro. Soomaalidu waa dad Afrikaan ah midkooduna yahay madow waana in aynu midaas ku faraxsanaano. Sidaas darteed anigu waxaan bilaabay wacyi gelino kala duwan kuna saabsan mawduucan is cadaynta. Ololahan intii aan kujiray dadku jawaabo kala duwan bay ka bixiyeen , qaarkood waa tageersanyihiin in qofku midabkiisa bedeli karo halka kuwa kale kasoo horjeedaan in midabka la bedelo. Laakiin taas ma noqon mid iga baajisa in aan sii waddo wacyigelinta aan hadaba waddo. Hadii aad u dhalatay midabka cadaanka ah, ama madowga, noqo mid ku faraxsan madabkiisa asalka ah. Taas macnaheedu waa in aad tahay ka ugu wacan hadii aad aaminto midabkaaga, hadiise aad isku daydo in aad bedesho waxba kaa khaldan, aamisanow qofka aad tahay.”

(Gaalkacyo)

Show Buttons
Hide Buttons