I’m not a violent person but my surrounding is violent in Tottenham in London

“I’m not a violent person but my surrounding is violent in Tottenham in London. I got influenced easily with bad people back then. Nowadays many Somali young’uns will do anything bad just to get a name or reputation. They think these bad influences on the street are rolemodels. I left that behind and want to finish my university soon and travel around the world.”
“What was your wakeup call?”
“I was supposed to go to a house party but my instincts told me something crazy was going to happen because lots of guys were going and only a few girls so better avoid. Next morning, I woke to the news of a Somali boy that got killed at the party then I realised, life’s too short, don’t take things for granted and make a family.”

(London, United Kingdom)

“Runtii, ma ihi qof rabshada jecel laakin hareerahayga ah goob caan ku ah rabshada waana xaafadda Tottenham ee London. Markaan yara, dad xun baan la socon jiray oo runti samayn ku lahaa nolosheyda. Maalmahan, waxa jira dhallinyaro badan oo Soomaali ah kuna dhaqan xaafaddan Tottenham oo hadafkooda yahay, fuli wax xun oo kaliya si aad u hesho magac ama sumcad. Waxay u qaateen in kuwa xaafadda qaribay ee yihin dad lagu daydo. Noloshaas waan ka tagay, Jaamacadayda ku noqday markaan dhameeyo waxaan rajeynaya in aan adduunka soo arko.”
“Maxa kugu kalifey inaad noloshaas ka harto?”
“Beri dhaweyd, waxaa ku tala galay inaan tago guri-xaflad ka socotay laakin dareenkayga ii diiday inaan aado madaame rag badan  tagayeen, iyo tiro kooban oo hablo ah. Aroortii markii waagu uu baryey baa la ii sheegay in Wiil Soomaaliyeed lagu dilay isla xafladii. Ka dibna waxaan ogaaday in nolosha runti aad u qaali ee tahay, hana u qaadan bilaash, nolol abuur, qoys sameeyso ayuu hadafkayga yahay hadda.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons