Last year, whilst we were crossing the Mediterranean Sea to get into Europe, our boat capsized

“Last year, whilst we were crossing the Mediterranean Sea to get into Europe, our boat capsized. We were 160 (Males, females, children) on the boat, only 5 survived including me. Out of the 5, there were 2 Somali females, 2 Somali males and 1 Nigerian woman.”
“How did you survive?”
“I didn’t know how to swim but it didn’t matter much, because even those who could swim perished in there. I saw a floating small plank in the distance. In order to grab that plank, I had to grab dozens of dead bodies in front of me to keep me afloat. I was in shock for I have never seen a dead human before let alone dozens corpses. My heart ached for they tragically perished in that moment as if their lives meant nothing. I instantly remembered home and God.
When I finally grabbed the plank, I held onto it with all my might. As I started getting weaker and weaker, 2 questions raced through my mind: ‘What have you done with your life?’ ‘How will you answer to God?’. Those thoughts kept me going for as much as they could and just as I was about to let go and resign to my impending death, that I would die here in this vast sea, a large fishing vessel saw us and rescued us. Alhamdullilah. Life is precious, don’t waste it by looking into the wrong direction.”

(Cologne, Germany)

(Frankfurt, Germany)

“Sanadkii hore, markii aanu rabnay in aanu kasoo gudubno badda Midhitereniyaan, si aanu usoo gaarno Yurub, doontayadii way degtay waxaanu ahayn tiro gaaraysa 160 isugu jira, rag, dumar iyo caruurba. Markey doonta ku degtay badda Libya, waxaa ka badbaaday kaliya 5 ruux, 2 hablood Soomaali ah, 2 rag Soomaaliyeed oo aniga ku jira iyo gabar Nigerian ah. Intee kale badda qaadatay.”
“Sidee ku badbaaday?”
“Ma aqoonin sida loo dabaasho laakin dabaasha waxna kuma tarayso waayo, kuwii aqoonta u lahaaba ku nafwaayey meeshas. Waxaan meel fog ku arkay loox yar. Argagaxba igu dhacay madaame aan weligey arkin dad dhintay maydkoodi. Meydad aad u badanba badda dhul Sabeebeyey. Waxaan so xasuustay Alle iyo dhulkaygii hooyo. Meydadkas baan cuskaday si aan u helo looxa. Markii aan helay baa camalkayga xasuustay: ‘Maxaad ka qabsatay? Illaahay maxaa lo hortageysa?’. Rajadeydii oo si yaraneysa oo xooggii igu harsana si dhamaanaya baa waxaa na badbaadiyey markab weyn oo kalluumaysi ah. Alxamdullilah, nolosha waa qaali, ha ku qasaarin adigoo meel aan u aan ku haboonayn naftaada wax ka raadinaya.”

(Kolone, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons