Love should not have a price tag, right?

“Love should not have a price tag, right? This girl, love is what kept us together back home for we have been extremely patient and overcame every challenge we encountered on the way. She is my world. The minute I entered diaspora, suddenly it changed and our love all of a sudden had a price tag – a debt to be paid. In the end, true love prevailed. My advice, ‘money comes and goes, true love never ends.’”

(Bonn, Germany)

Hore loo yiri jacaylka runta ah lacag kuma salaysana, sow ma aha? Gabar aan aad u jeclahay baa jirta waxaa isu kaaya keenay wuxuu ahaa jacayl aanu u samirnay labadayaduba si wada jir ah si aanu uga gudubno caqabado badan naga horyimid. Waa qofkaan adduunka oo dhan ugu jecelahay. Daqiiqadii aan soo galay qurbaha, jacaylkayagii wuxuu noqday mid lacag ku xiran sidii deyn la sugayo in aad bixiso. Alxamdullilah, waan ku guuleystay anigu lakiin waayo aragnimada aan rabo in aan cidkasta la wadaago waa ‘ogaada, lacag waa la helaa waana la wayaa, lakiin jacaylka dhaba ah ma duguubo inta aad nooshahay.’”

(Bonn, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons