My biggest challenge was connecting with Somalis – my people

“My biggest challenge was connecting with Somalis – my people. I grew up in London and hung out with non-Somalis most of my life. I tried to adapt several times initially, to no avail, to my people and it was a huge challenge in terms of different mentality, the fact that I could barely speak Somali. When I use to speak Somali, I use to include English and Arabic words to make up for my lack of fluency. So one day, I made a firm decision to learn the language properly. So I started improving my Somali language by watching lots of YouTube videos, conversing and practicing. Once I got the hang of the language and I could speak the language without including foreign words, I joined a Somali community organisation and embedded myself with my people. Here I am, and it was the best decision I made.”

(London, United Kingdom)

“Dhibaatada ugu weyn aan la kulmay waa dhex-galida dadka Soomaaliyeed. Waayo, waxaan la so koray dad aan Soomaali ahayn. Dhowr jeer baan isku dayey inaan dadkayga dhex-galo, laakin nasiib daro, caqabad weyn bey igu ahayd madaama kala fikir iyo kala maskax ahayn iyo luuqada af-Soomaaliga oo runti aanan u aqoonin si wanaagsan. Marka af-Soomaali ku hadlayo, erayo af-qalaad ah baan ku dari jiray. Maalin malmaha ka mid ah, waxaan go’aansaday in aan luuqadayda xoojiyo. waxaa baaray internet-ka gaar ahaan YouTube, fidiyow badan baan daawaday, dadka Soomaaliyeed si qasab ahbaan ula sheekeystay si aan u kordhiyo luuqadayda. Markii aan afka Soomaaliyeed la qabsaday oo aan arkay anigoo ku hadlayo si faseex ah, erayo af-qalaad ku darin, baan ku biiray xarun bulshadda Soomaaliyeed ku nool magaaladan isugu yimaadaan. Dadkaygii waan dhex-galay. Hadda waa ikan, waana go’aanka ugu wanaagsan aan qaatay.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons