My brother setup this shop and transferred responsibility to me

“My brother setup this shop and transferred responsibility to me. It’s a big test for me but so far I’m doing well.”
“Can I take a picture of you?”
“Wait, wait, let me grab some of the store’s sunglasses, I want to look good.”

(London, United Kingdom)

“Walaalkay furay dukaankan, kadib anigu igu wareejiyey mas’uuliyadda dukaanka. Tijaabo weyb buu igu yahay laakin ilaa hada si wacanba  u maamula  insha’Allah waan ka so bixi.”
“Sawir ma ka qaadi kara?”
“Sug sug, aan so xirto mid ka mid ah ookiyalaha dukaanka yaala, sawir wacan inuu soo baxo raba.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons