“My dream is to be a mechanic. I got that inspiration from my father, who is a mechanic. He enjoys fixing cars, and I love watching him. The first thing I do after school is head to his workshop and help him out with little things. When I spend too much time with him, he bans me from his workshop for the day. Every evening he quizzes me on what I learned at school today and tells me to stay at school so he can be proud of me. I recently told him that I want to be a mechanic just like him and work with him when I grow up. After I told him that, I banned me from helping him at his workshop. I still try to sneak in or observe from far when he is not watching.”
(Galkayo)
“Waxaan doonayaa in aan noqdo farsamayaqaan makaanig ah tani waa dhiiri gelin aan ka helay xirada aabbahay ku shaqaysto oo ah farsamoyaqaan sameeya baaburada. Aniguna waxa aan jecelahay in aan daawado markuu samaynayo baaburada. Waxaa ugu horeeya aan sameeyo markaan iskuulka ka imaado waa in aan u dhaqaaqo dhankaas iyo geerashkii aabbaahay si aan uga caawiyo aavbo waxyaabaha yaryar een anigu qaban karo. Anigu wakhti badan baan joogi jiray geerashka laakiin markii uu taas ogaaday aabbo, wuxuu go’aan ku gaaray in aanan iman karin geerashka wakhtiga maalintii ah. Habeenki duursta wuu iga dhageysta iskuulka leygu so dhigo. Hadana wuxuu igu dhiiri geliya in aan waxbarashadayda sii wato. Maalin dhawayd waxaan u sheegay aabbo waxaan doonaya marka aan waynado in aan noqdo xirfadle ku shaqaysta farsamada makaaniga sida adiga oo kale. Kadib markaan sidaas ku iri aabbo wuxuu go’aan ku gaaray in aanan caawin karin, geerashakana iman karin. Ilaa hada waxaan isku dayaa in aan meel fog kasoo daawado waa wakhtiga aan is iraahdo kuma arki karo in aad meelaha u dhow joogtid.”
(Gaalkacyo)