My friends were doing bad stuff and spent at least once in jail

Part 1:  “I was born in London, and grew up in Camden. Growing up in Camden, most of the people I hung out with had bad intentions. In fact, 75% of my friends were doing bad stuff and spent at least once in jail and since I was hanging around them, I got involved with that and got arrested too. We idolised the bad people and many still do because of lack of good role models. A change had to come so I was sent to Somalia and I witnessed…”

(London, United Kingdom)

Qaybta 1aad: “Waxaan ku dhashay oo ku barbaaray xaafadda Camden ee London. Dadkii aan la so koray, badankood ujeedo xun bey ku socdeen. Run ahaanti, boqolkii, 75% oo asxaabtayda ka mid ah waxay ku jireen falal aan wacneen. Badankood, xabsiga wey so taabteen.  Madaame aan la soconjiray oo raaci jiray baa mar la ii xiray. Xaqiiqiyan, dad aan mudneen baan ku dayan jirnay madaame dad lagu daydo oo wanaagsana aad u yaraayeen. Soomaaliya la ii diray madaame isbedel la iga rabay. Waxaa aan la kulmay…”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons