My nickname’s Kool-kooliye [Affectionately Spoiled One]

“My nickname’s Kool-kooliye [Affectionately Spoiled One].”
“Why and who nicknamed you Kool-kooliye?”
“My mothers [aunts] nicknamed me that because they spoil me all the time and I’m the youngest.”

(Burao)

“Naanaystayda waa Kool-kooliye.”

“Yaa ku bixiyey Kool-kooliye?”
“Hooyooyinkay [Habaryaro] ayaa naanaystan ii bixiyey, sababto ah markasta way ii ciyaarsiin jireen, maadama aan walaalahay anigu ugu yaraa.”

(Burco)

Show Buttons
Hide Buttons