My role model is my father, whom I never heard his voice raised, inside or outside the house

“My role model (after the Prophet SAW) is my father, whom I never heard his voice raised, inside or outside the house. Prior to the civil war, after every morning prayer, he used to take me to the beach where we used to watch – from inside the car on an elevated ground – the sun rise. I vividly remember its sheer beauty. We fled the civil war and moved to Holland. When I was 14 years old, my father travelled back to Somalia. I decided to do something to surprise him. Back then in Holland, one wasn’t allowed to work under the age of 18, so I decided to look for a job in the black market. I managed to find a job as an agricultural worker. It was hard laborious work. I struggled for a couple weeks, getting paid less than the minimum wage and working with my bare hands. I managed to muster 200 Dutch Gulden. Back then, the Gulden was quite strong. My mother sent him the money and informed him what I went through. When he returned, he asked me: ‘did you work illegally, in the cold, early in the morning, in order to send me money?’ I nodded yes. He started laughing and kept on laughing until I saw tears flowing from his eyes. He rubbed my head and gave me a big hug. I will never forget that moment. The best things in life are not things but they are moments. Cherish them whilst you can! (See you in Jannah father insha’Allah).”

(Leicester, United Kingdom)

“Qofka aan ku daydo (ka sakow Nabiga SCW) waa aabbahay oo aan weligey arkin asagoo codkiisa qor u qaaday. Ka hor intuusan waddanka burburin, wuxuu ii geeyn jiray xeebta bacda salaada Fajr. Waxaan daawan jirnay waaberiga anagoo gaariga ku jirna. Waxaan si gaar u xasuusta bilicda ka muuqatay. Waxaan kasoo qaxnay dagaaladii sookeeye, waxaan usoo qaxnay wadanka Holland. Aabbahay wuxuu dib ugu noqday Somalia anigoo 14-jir ah. Waxaan go’aansaday inan raadsado shaqo si qarsoodi ah oon sharci ahayn. Waqtigaas, Holland looma ogolayn qof ka yar da’ada 18-jir inuu shaqeeyo. Marka waxaan isku dayey in aan shaqo helo si qarsoodi ah, waxaan ku guulaystay in aan helo shaqo beeraha ah. Shaqo adag bey ahayd oo lacagta aan ku shaqeenayey aad bey u yareed. Markaan dhowr isbuuc shaqeeyey, waxaan helay qadar lacag ah ku dhow 200 Gilder lacagta Holland ah, lacagtii waxaan ku wareejiyey hooyaday, kadib waxay u dirtay aabbahay. Weyna u sheegtay dhibkaan u maray. Markii Aabbo so laabtay buu ii yeeray. Wuxuu igu yiri: ‘Ma intaasaad dhib u martay, shaqo sharci darro ah, adag, u toostay subax kasta, waqti dhaxan ah, si aad lacag ii soo dirtid?’ Haa baan ku iri. Wuu qoslay ilaa ilmo ka timid indhihiisa. Intuu madaxa ii salaaxay buu hab weyn ii siiyey. Weligey ma iloobayo maalintaas. Waxyaabaha ugu wanaagsan nolosha waa waxyaabaha yaryar. Ka faaideyso (Waa inoo Jannada Aabbo Insha’Allah).”

(Lester, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons