One time I was spending close to a year working for some with no pay

“One time, I was spending close to a year working for some with no pay. The person promised me that he would pay me in full in the end and I worked day and night for him, instead, in the end, he refused to give me a single penny and just left. I was so angry, having wasted unlimited energy and effort and enduring many sleepless nights only to be told that I didn’t deserve what was rightfully mine. I asked him that I will forgive him if he pays me a part of what he owed me. He still refused. I was consumed with so much anger towards him because the money that he owed me was quite sizable. In the end, I prayed, and I asked God to help me forgive him and move on. God answered my prayer and all the hatred I had towards him disappeared. Now, It doesn’t bother me at all since I’ve forgiven him. I still see him from time to time, and I smile at him, and that makes him more confused. Holding grudges consume the heart, and it’s a disease that can slowly kill you. My remedy was forgiveness for the sake of God.”

(Dadaab Refugee Camp)

“Mar waxaa dhacday in shaqsi aan u shaqeeyey muddo hal sanno ku dhow si bilaa lacag. Wuxuu ii sameeyey balanqaad ah in uu mushahar isiin doono, aniguna har iyo habeen waan si joogto ah ugu shaqaynayey, laakiin ugu danbayntii wuu diiday in uu isiiyo mushaharkaygi. Kadib markuu I diiday aniguna aad baan u xanaaqay, in aan wakhtigaygi iyo kartideyda ku qasaariyey shaqo aan fa’iido ii lahayn, taasi waxay igu keentay habeeno badan in aan ku qaato hurdo la’aan iyo soojeed badan, hadalkiisina noqday in aanan xaq u lahayn wax lacag ah in aan ka helo. Waxaan waydiiyey, in aan cafiyo doono hadii uu isiiyo qayb kamid ah intaan kulahaa. Ilaa hada wuu diiday, aniguna aad baan ka xanaaqay, lacagta aan ku leeyahay waa mid aad u badan marka la isku geeyo si guud. Ugu danbayntii, waan ducaystay waxaan ku ducaystay in ilaahay niyadayda ka saaro igana dhigo mid iska cafiya. Ilaahay taas wuu ii fududeeyey wixii aan xumaan iyo ciil u hayeyna qalbigayga waa ka guurtay. Hada waan iska cafiyey ninkaas, Hadii aan arko ninkaas anigoo qoslayaan iska dhaafa, runtiina wuu igu wareeeray marku arko anigoo iska faraxsan dhoola cadaynaya. In aad xumaan ku haysato niyada waa xanuun adiga ku dilaya, Sidaas darteed dar ilahay baan u cafiyey.”

(Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab)

Show Buttons
Hide Buttons