People prejudge easily

“People prejudge easily”
“Why is that?”
“I am interested in Aerospace Engineering. I got straight A’s in Maths, Physics and English and have been accepted into all the universities I applied for but all they see is the hood I am wearing.”

(Leicester, United Kingdom)

“Barasho horteed ha ii nicin”
“Maxaa ku keentay?”
“Waxaan jeclahay maaddada Aerospace Engineering. Waxaana ku baasay darajada A ee Xisaabta, A ee Fisigiska iyo A ee Af-Ingiriiska. Jaamacad kastana aan codsaday wey ii aqbashay laakin dadka dareenkooda ma dhaafo madax-gashida ii xiran.”

(Lester, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons