There are so many Somali student societies in UK but no one has attempted to unite them into an umbrella group until now

“There are so many Somali student societies in UK but no one has attempted to unite them into an umbrella group until now. We started first by trying to unite the London Somali societies into one platform and they loved it and we expanded it gradually to the rest of the country. We meet every month and vote for a charity project. Currently we are raising money for Lasanod general hospital.”

(London, United Kingdom)

“Waxaa jira ururo badan ay sameeyeen ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska, gaar ahaan kuwa Jaamacaddaha dhigta. Ma jirin dalad ay ku mideysanayeen si guud. Anaga u bilownay oo u samaney daladaas. Waxaan marka hore ku bilownay kuwa dhigta Jaamacaddaha London. Aad bey u so dhaweeyeen. Dabadeedna waan si balaariney oo waxaa nagu so biirey gobolada kale ee dalkan Ingiriiska. Bilkasta waxaanu qabsana kulan guud, haddana waxaan wadna mashruuc samafal ah lagu tageerayo  Isbitaalka guud ee Magalada Laascaanood.”

(London, Boqortooyada Ingiriiska)

Show Buttons
Hide Buttons