There is an old African proverb which captures the essence of what we hope to convey

“There is an old African proverb which captures the essence of what we hope to convey with Awakening ‘Until the lion tells his side of the story, the tale of the hunt will always glorify the hunter.’ When you reflect on the way Somalia’s are portrayed globally through the media, you tend to notice a recurring theme of Somali’s being synonymous with terrorism, issues of FGM, violence, crime and anything negative you can think of. So we were tired of this negative portrayal of Somali’s both in the diaspora and back home. We wanted to create our own narrative to highlight and share the great work being done by Somali youth in Canada and globally so we started an annual conference program called the Awakening. We believe it’s important to highlight individual stories of people because hearing people’s personal stories can be a source of consistent inspiration for others. Another important component of the annual conference is to not shy away from talking about some of the challenges in our community but to talk about these challenges in a constructive manner. It’s important to stress constructive here. We often get together as a community and talk about some of the plight in our community without exploring potential solutions to some of these problems. Our annual conference provides a platform to share the many successes in our community whilst creating a safe, healthy constructive environment to raise awareness about some of the challenges in our community.”

(Ottawa, Canada)

“Waxaa jirta maahmaah aad u facwayn Afrikaan ah waana mida gundhiga u ah aragtida aanu rajaynayno in aanu gudibino anagoo ah Kakaca: ‘Ilaa libaaxu sheego qisadiisa markasta waxaa la waynaynaya ugaadhsadaha’
Marka aad u fiirsato sida Soomaalida looga warramo warbaahinta caaalamka, waxaan ogaanaysaa in mar kasta lagu xasuusto argaggixiso, gudniinka fircooniga ah, dagaal iyo budhcadnimo iyo wax kasta oo xun. Waannu ka daalnay sida khaldan ee Soomaalida looga warramo qurbaha iyo dalka gudihiisaba. Wax aannu abuurnay hab aannu dunida ugu gudbinayno sawirka fiican ee ay dhallinyarta Soomaalida ahi ku dhex yeesheen Kanada iyo dunida kaleba, markaas waxa aannu abuurnay kulan sannadle ah oo aannu u bixinnay Kakaca. Waxaa aannu aaminsan nahay muhiimadda ay leedahay muujinta waxqabadka dadka, waayo taasi waxa ay dhiirrigelin ku abuuraysaa dadka kale. Muhiimadda kale ee uu leeyahay shirkani waxa ay tahay in lagu dhiirrado ka-hadalka caqabadaha bulshada dhexdeeda ka taagan, loogana wada hadlo si wax loo hagaajiyo. Taas ayaa muhiim ah. Inta badan wuxuun baa laga hadlaa dhibaatooyinka taagan innaga oo aan xalka raadinayn. Ujeeddada uu leeyahay shirkani waa in uu noqdo madal lagu bogaadiyo waxqabadka wanaagsan eee dadkeenna, iyada oo sidoo kale xal loo raadinayo caqabadaha jira.”

(Ottawa, Kanada)

Show Buttons
Hide Buttons