We were somewhere in North Africa for almost 4 months

“We were somewhere in North Africa for almost 4 months. Once we found out that things were not moving forward, a friend of mine and I decided to try our luck in Tunisia. We were walking through the hot Sahara desert for 2 days. During those days, an argument ensued and we parted our ways. I was severely dehydrated at the time. I had a 2 litre plastic bucket tied to a long rope. I was trying to fetch some water from a nearby well. As my gaze drifted elsewhere whilst fetching, I felt a huge thing moving on my left arm. I looked back; to my fear it was a huge venomous snake. It had its fangs on the plastic bucket refusing to let go whilst at the same time try to come for me. Fight or flight kicked in. I ran for my life whilst making supplications to God to save me. As I kept running, my level of dehydration deteriorated until I passed out. This is the Sahara desert, the minute you become unconscious there, you will die most certainly. To my luck, a passing friend who followed my trail managed to saw my motionless body. He ran to me and gave me some water. He saved my life that day.”

(Cologne, Germany)

“Meel ka mid ah Waqooyiga Afrika baan ku xarasaneen mudo afar bilood. Markii safarkii noo hirgeli waayey, ayaa aniga iyo saaxiibkay go’aansanay inaan qabano Tunisia. Kadib, labo habeen isku xiga so soconaynay Saxaraha kulul. Aniga iyo saaxibkay waan is qabsanay dabadeedna waan kala harnay. Si xoog ah baan u haraaday, waxaan doontay biyo. Waxaan helay barkad, waxaana sitay cagaad yar qiyaastii ah 2 litre ah. Cagagtii xarig ku xiray, barkadii afkeeda ugu dhaadhiciyey. Anigoo meel kale eegayey baan waxaan dareemay wax weyn ii taabanayey gacantayda bidix. Waxay noqotay mas aad u weyn oo ka so baxay barkadda oo rabay inu wixiisa ii mariyo. Wixii aan gacanta ku hayey tuuray naxdiin awgeed, naftaydiba la cararay, anigoo Illaahay kaashanaya. Cabaar baan orday, anigoo weli oon xun ii hayo. Meeshana meel saxara weeye. Waan suuxay haraad dartiis. Waxaan niyada geliyey, waad dhimanaysa, duceyso. Nasiib wanaag cabaar ka dib, anigoo suxsaan baa waxa ii helay mid aan saaxiib nahay. Intuu igu so orday buu ii badbaadiyey biyo isiiyey, naftaydina wuu badbaadiyey maalintaas. Illaahay mahad leh.”

(Kolone, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons