You know what my biggest irony is?

“You know what my biggest irony is? I trekked through the vast deadly Sahara desert of Sudan and Libya, I survived the murderous seas of the Mediterranean Sea in order to reach what I thought to be one of the safest places in the world: Germany. Two weeks after I arrived, I got into a serious car accident that left me with some permanent scars on my face.”

(Bonn, Germany)

“Ma ku sheega waxa igu cajiibsanaa igu weyna? Silic baan ku soo maray Saxaraha Liibiya iyo Suudan. Waxaan ka soo badbaaday qatarta badda si aan u gaaro meesha berrigaas u arki jiray meesha ugu amni badan aduunka. Waana waddanka Jarmalka. Laba toddobaad ka dib markaan imid, waxaan galay shil aad u culus gaari oo halis ah. Dhaawac xun baa iga soo gaaray wajigayga dhanka bidix.”

(Bonn, Jarmal)

Show Buttons
Hide Buttons